Ing. Yariisow oo u laab qaboojiyey gudoomiyeyaasha degmooyinka gobolka Banaadir (Daawo Sawirro)

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane C/raxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) iyo ku-xigeenadiisa ayaa kulan isbarasho iyo xog-wareysi ah la yeeshay guddoomiyeyaasha 17-ka degmo ee gobolka Benaadir. Ing. Yariisow ayaa ku dhiirageliyey inay sii xoojiyaan u adeegidda dadweynaha Soomaaliyeed ee ku dhaqan Muqdisho Mudane Yarisow ayaa sheegay ujeedka kulankani inuu yahay isbarasho iyo … Continue reading Ing. Yariisow oo u laab qaboojiyey gudoomiyeyaasha degmooyinka gobolka Banaadir (Daawo Sawirro)